Marka laga hadlaayo xirfadaha ama shaqooyinka sida maalin laha ah u dhaca ma sahlana in hal meel lagu Soo koobo , balsee waxaan kula wadaagayaa qaybo kamid ah xirfadaha.
2. **Xirfadaha Sayniska iyo Teknoolajiyadda:** Waxa ku jira kooxaha farsamooyinka dhaqan-galka, cilmiga kompyuutarka, iyo teknoolajiyadda kuwaas oo loo isticmaali karo adeegyada teknoolajiyadda.
3. **Xirfadaha Maaliyadda iyo Ganacsiga:** Xirfadaha kala duwan ee la xiriira maalgelinta, buugaagta, iyo dhaqanka ganacsiga.
4. **Xirfadaha Warbaahinta iyo Idaacadda:** Sida saxaafadda, warbaahinta, iyo idaacadda, kuwaas oo isticmaalaya xirfadaha warbaahinta iyo kala duwanaanshaha.
5. **Xirfadaha Cilmi-Baadhista iyo Caafimaadka:** Kooxaha cilmi-baadhista iyo caafimaadka waxay isticmaali karaan xirfadaha xogta iyo cilmi-baadhista ee la xiriira caafimaadka.
6. **Xirfadaha Horumarka Dhaqan-degaanka:** Sida horumarka dhaqan-degaanka iyo hababka caalamiga ah ee la xiriira cilmi-baadhista iyo tayada dhaqan-galka.
7. **Xirfadaha Kala Duwan:** Waxa ku jira kooxaha soo celinta xirfadaha kala duwan sida kooxda horumarinta qofka, cilmiga jinsiga, iyo kuwa kale.
Markaam intaas kaga Soo gudubnoo qaybaha aynu ka tilmaamnay xirfadaha kala duwan , waxaa muhiim ah in aan ka jawaabno su'aal Laga yaabo in ay dadbadan is waydiinayaan .
Sideen unoqdaa xirfadlee ?
Si aad u heshoo faah-faahin dheeri ah ok ku aadan su'aashaan raac talaabooyinkaan hoos ku xusan .
1. **Isku dayo:** isku daygu waa bilowga guul walboo la xidhiidha nolasheena , in aad ficil la.timaadid oo aysan riyoo kaa ahayn ayaa ah qodobka kobaad ee aad ku noqon kartoo xirfadle .
2. **Barashada:** in aad waqti galisoo sidii aad ku baran lahayd xirfada aad doonaysoo , wax barashaduna waxaa ay kuu sahlaysaa in aad yeelatoo xirfad Tayo leh nolashaadana wax ka badalysoo .
Fg: awoog aqoon la'aanteed wax ma noqon kartid .
3. **Caawin :** in aad heshoo cid kaa caawisoo barshada xirfadda aad doonaysoo waa mid kuu sahlaysoo in aad waqti dhaw ka Mira dhalisoo xirfaddaas .
4. **Fahamka nolasha:** In qofku noqdo xirfad leh, waa inuu fahmo nolasha ka jirtoo deegaan kiisa iyo habka ay unool yihiin bulshaddaas.
Waana kuu muhiim in aad fahan buuxo ka haysatoo hab-noolaleedka ay bulshadaas unoo shahay si aad suuq oogu heshoo xirfaddaada nooc walboo ay tahay.
5. **Kalsoonida iyo dhiiranaanta :**
Yeelo kalsooni aad ooga hortagtoo dhammaan caqabadaha kaa hor imaanaayo .
Kuna dhiirro ujeeddaada iyo ka Miro djalinteeda.
6. **Qorshaynta :** in aad qorshaysoo hawshaada maalin- laha ah waxaa ay kaa caawinaysaa in aad yeelatoo xirfad heerkeedu sareeyo .
Qorshee qaabka aad ubaranaysoo xirfaddaas , sidoo kalee waa in aad xaddidaa xilliga aad baranaysoo , iyo dhammaan wax walboo kusaabsan barshada xirfad.
7. **Xiriirinta Bulshada:** In qofku noqdo xirfad leh, waxaa door wayn ka qaato xiriirka uu la lee yahay bulshada iyo wacyiga uu kunool yahay .
Fahanka deegaanka , bulshada , iyo habka loogu nool yahay meesha aad joogto waxaa ay ku lee yihiin saamayn taban iyo mid togan xirfadda aad barnaysoo .
Hadabo si aad usuuq-gaysoo xirfaddaada waa in aad aqoon dheraad ah uleedaahy baahiyaha ka jiroo deegaankaaga .
Gu: waxaa xaqiiqo ah in waqtigaan casriga ah oo si xawli ah ay isugu furantay dunida dhammaan ay Soo bateen xirfadoo cusub oo wax tar uleh bulshooyinka dhisaayana hab-fakarka qofka.
Sidoo kalee waxaa socdoo tartan lagu tartamaayo xirfahada casriga ah ee maanta suuqa yaalo .
Balanteenu waa :
Baro xirfad oo dil gaajada .
Baro xirfad oo ka xoroow shaqaalo- nimada .
Baroo xirfad oo hel nolaal kugu Filan